Jidadka Magaalada Muqdisho qaarkood oo maalintii labaad xiran & boqolaal qof oo..

Waxaa maalintii labaad xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay wadooyinkan xiran saameyn kala duwan. Ciidamada ammaanka ayaa shalay xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu jiray kulan xasaasi ah oo ay lahaayeen Xildhibaano iska soo horjeeda oo ka tirsanaa Baarlamaanka kaasoo markii dambe qabsoomi waayey. Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka … Continue reading Jidadka Magaalada Muqdisho qaarkood oo maalintii labaad xiran & boqolaal qof oo..